Categories

Vehicles

Electronics

Clothes, Fashion & Beauty

Home - Furniture

Real estate

Sell, Buy and Rent

Agriculture and Foods

Pharmacy

Hotel booking

Services

Spair Parts.

Posted: 5 months ago Idacada, Hargeisa, SO

SHOOLAD CASRI AH!

30.00 Dollar US$

Description

Shooladan waxaa loo isticmaali karaa dhamaan goobaha cuntooyinka lagu kariyo sida maqaaxiyaha, hotelada iyo guryaha waxaana lagaga raysanayaa dhuxushii iyo nadaafad darradii sida danbaskeedii oo kale. Shooladan waxay ku shaqaynaysaa gaas iyo dubaalad ka samaysan fayber galas (Fiberglass) xabadii dubaalad ahiba waxay kuu shaqaynaysaa mudo dhan sanad, mana laha wax qiiq ah iyo cillad toona.
Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest
Seller: AMJH
AMJH
Always stay safe! Never pay down a deposit in a bank account until you have met the seller, seen signed a purchase agreement. NO serious private advertisers ask for a down payment before you meet. Receiving an email with an in-scanned ID does not mean that you have identified the sender. You do this on the spot, when you sign a purchase agreement.

Comments 0

No comments has been added yet