Haaf dabaq ib ah

Categories: Houses - Apartments for Sale
Location: Yaqshiid Yaqshid Mogadisho
Viewed: 1040
120.00 Dollar US$

Name: Gobsoor

Phone: +252617224141
Published date: January 13, 2020

Description

GURI DABAQA OO IIB AH

#SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_GOBSOOR

Waxa ay macaamiisheeda sharafta leh u heysaa guri dabaq ah, kana kooban 3qol 2musqul oo qeybta kor ah iyo 3qol 2musqul iyo kushiin qeybta hoose ah, gurigaan waa guri cusub waxa uuna ku yaallaa Degmada Yaaqshiid, agagaarka iskuul Yaaqshiid, Cabirkiisuna waa 20 X 10mtr , qiimahiisuna yahay $120,000 (Boqol iyo labaatan kun oo dooller) Documentigu waa mid sax ah.

+252 617224131

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail

    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell