Guri iib ah

Categories: Houses - Apartments for Sale
Location: Yaqshiid Yaqshid Mogadisho
Viewed: 1081
22.00 Dollar US$

Name: Sqf

Phone: +252612544201
Published date: January 15, 2020

Description

GIRI IIB AH

#SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_GOBSOOR

Shirkadda Gobsoor Real Estate Company waxa ay kuu heysaa macaamiil Guri iib ah, kuna yaallo degmada yaaqshìid, xaafada Siinaay, waxuuna saaranyahay laamiga, gurigaan waa shub waxaana saaran hal biyaano, waxaana ka dhisan 11 qol, 6 Zuuli, maqàayad, barxad banaan, Cabirkiisuna yahay 20 X 10mtr , qiimahiisuna yahay $220,000 (Laba boqol iyo labaatan kun oo dooller) Documentigiisuna waa mid sax ah oo ah kii Siyaad Barre (damanyaale).

Hadaba hadii aad daneyneysid Fadlan nagala soo xariir WhatsApp +252612554201

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail

    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell