Shooladan waxaa loo isticmaali karaa dhamaan goobaha cuntooyinka lagu kariyo sida maqaaxiyaha, hotelada iyo guryaha waxaana lagaga raysanayaa dhuxushii iyo nadaafad darradii sida danbaskeedii oo kale.
Shooladan waxay ku shaqaynaysaa gaas iyo dubaalad ka samaysan fayber galas (Fiberglass) xabadii dubaalad ahiba waxay kuu shaqaynaysaa mudo dhan sanad, mana laha wax qiiq ah iyo cillad toona.