Categories

Search

Location

Subscribe to this search

Houses - Apartments for Sale

1 - 41 of 41 listings
All Personal Company
68000.00 Dollar US$

Wa guri iib ah Oo ku yaala xafada IsHaBoRama Wuxu Ka kooban yahay 5qol ,jiko weyn iyo store iyo 4 suuli iyo waxa Kale laga iloobay barxad 3 gaadhi galaya hore u GaaDh Wixii faah faahin kala xidhidh 0633226632

Bisiga · Hargeisa August 31, 2020
55000.00 Dollar US$

Guri iba wa shan qol iyo dayrki wuxu ku yala star box agteda ama tima weynta agteda Wana Mel biyoleh

· Hargeisa June 8, 2020
28000.00 Dollar US$

Fadlan la xiriri qofki ibinayo wixi faahfaahin ah

· Hargeisa June 7, 2020
63000.00 Dollar US$

Guri iiba waxa u ku yala jigjiga yar lix qol madbakh sadex suli qolki washmanka iyo dayrki

· June 5, 2020
22000.00 Dollar US$

Waxaan haynaa boos ku yaal degmada kaaraan gaar ahaan udhow xaafada irshaad kuna yaalo lootada 3. Gurigaan cabirkiisa waa 12x12m wuxuuna leeyahay dugumiinti siyaad bare. Waa guri jiingad ah waxaana kuyaal 3 qol iyo barandadooda waxaana kujira ijaar. Kalasoo xariir 615888602.waxaa lagu rabaa 22000 do...

Karan · Mogadisho March 9, 2020
22.00 Dollar US$

GIRI IIB AH #SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_GOBSOOR Shirkadda Gobsoor Real Estate Company waxa ay kuu heysaa macaamiil Guri iib ah, kuna yaallo degmada yaaqshìid, xaafada Siinaay, waxuuna saaranyahay laamiga, gurigaan waa shub waxaana saaran hal biyaano, waxaana ka dhisan 11 qol, 6 Zuuli...

Yaqshid · Mogadisho January 15, 2020
120.00 Dollar US$

GURI DABAQA OO IIB AH #SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_GOBSOOR Waxa ay macaamiisheeda sharafta leh u heysaa guri dabaq ah, kana kooban 3qol 2musqul oo qeybta kor ah iyo 3qol 2musqul iyo kushiin qeybta hoose ah, gurigaan waa guri cusub waxa uuna ku yaallaa Degmada Yaaqshiid, agagaarka isku...

Yaqshid · Mogadisho January 13, 2020
300.00 Dollar US$

Waa dabaq kiro ah Ka kooban 3qol 2 musqul iyo kushiin Qiimahu waa 300 $ Wac 0613900327

Bondhere · Mogadisho January 6, 2020
75.00 Dollar US$

#GURI_IIBA_OO_CUSUB ku yalaTabeelaha shiikh Ibrahim Una Dhow Laamiga Cabirka waa 20×10M Qiimaha $75,000 Laxirir 0619338082

Hodan · Mogadisho November 27, 2019
75000.00 Dollar US$

GURI IIB AH - #Degmada_Yaaqshiid ???????? =============================== Waxaa la hayaa Guri iib ah oo kuyaala Degmada #Yaaqshiid Agagaarka isbitaalka #Carafaad . Waxaa ka dhisan Guri #5_Qol, #Musqul iyo #Kushin. Waa Guri deegaan ah leh #Documents saxan ????. #Cabirkiisa waa 15x20m. #Qiimahiisa waa...

Yaqshid · Mogadisho November 18, 2019
100000.00 Dollar US$

Guri IIB ah - #Degmada_Dharkeynley???????? ================================ Waxaa la hayaa Guri iib ah oo ku yaala xafada #Suuq_Boocle ee Degmada #Dharkeenley. Waxaa ka dhisan #6_Qol ????, #2_Musqul ????, #Kushiin ???????? iyo #Parking ????. Waa Guri leh #Documents ???? saxan. #Cabirkiisa waa 10x20....

Dharkenley · Mogadisho November 12, 2019
56.00 Dollar US$

????☎️????#WAC_0613234898_WDA_LASTI_WADAJIR ****************************************************** #GURI_IIB_NUSBOOS_10×20 ■5QOL KADHISAN I IYO ■1 MUSQUL ■1_JIKO WAXUU KUYAAL XAFDA #DUKAANKA_FAACALI ■WADAJIR_DHARKENLEY WADADA ■KALA BARTA DHANKA WADAJIR WAYAY #BOOSKA ■25 AAD #DHISMA WAA BULUKETI HRE ...

Wadajir · Mogadisho November 9, 2019
135.00 Dollar US$

GURI DABAQA OO IIB AH - #SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_Guri iibiye Shirkadda Garsoor Real Estate Company waxa ay u heysaa macaameesheeda sharafta leh guri dabaqa oo iib ah kuna yaallo degmada #Hiliwaa Soona Hotel Ramadaan, kuna fadhiyo cabir dhan 20 x 20 mtr, laamiga waxaa ka xiga hal g...

Huriwa · Mogadisho November 5, 2019
280000.00 Dollar US$

Guri iib ah ku yaala hargeysa gaar ahaan xaafada 150 ka Kusoo jeeda wadada 150 ka Cabirka 16×18 Leh wajahad ganacsi ku haboon.

150 KA · Hargeisa October 31, 2019
100000.00 Dollar US$

GURI IIB AH - degmada Hawl wadaag. Waxaa la hayaa Guri iib ah oo kuyaala Degmada #Howl_wadaag ex. #Barmuudo . Waxaa ka dhisan Guri #5_Qol, #Musqul iyo #Kushin . Waa Guri leh #Documents saxan oo xiligii Dowladii #Kacaanka ah. #Cabirka Dhulkiisa waa 13x13m. #Qiimahiisa waa ???? $100,000 #israac ah. +2...

H-Wadag · Mogadisho October 31, 2019
800.00 Dollar US$

Waxa idin hayna guri iib ah Waxa uu ku yaal degmada wadajir

Hodan · Mogadisho October 24, 2019
Check with seller

Apartimentiyaa shaan weykuyaa laan turkiga Istan bull iyo Ankara Meelaha magaa qalada ugu fiican

Hodan · Mogadisho October 22, 2019
48000.00 Dollar US$

Sedax hordah qol fadhiya oo aad uwayn hal suuli laba daaradood Wuxu kuyala xafada jijijga yar Hargeisa wixi maclumad ah fadlan so waca talefanka kuqoran

Jijiga yar · Hargeisa October 21, 2019
48000.00 Dollar US$

Sedax hordah qol fadhiya oo aad uwayn hal suuli laba daaradood Wuxu kuyala xafada jijijga yar Hargeisa wixi maclumad ah fadlan so waca talefanka kuqoran

Jijiga yar · Hargeisa October 21, 2019
800.00 Dollar US$

Guri weyn IIB ah - dagmada wadajir. Waxaa la hayaa Guri iib ah oo ku yaala Agagaarka #Soobe ee Degmada #Wadajir. Waa Dhismo ka kooban #5_Qol ????, #3_Musqul ????, #Kushiin ???????? iyo #Parking ???? iyo sadax 3_dukan. Waa Guri leh #Documents ???? saxan. #Cabirkiisa waa 25x40. #Qiimaha waa ???? $800,...

Wadajir · Mogadisho October 21, 2019
750.00 Dollar US$

MADOONEYSAA XAFIIS AMA ABARTE menti Waxaan heynaa Xafiisyo iyo abartementi yaal Waxa uusaaran yahay wadada MAKA _ALMUKARAMA Kirada bishii: ABARTIMENT Kakooban 3qol iyo 2musqul =$750 Bishii Hormarin halsano XAFIISKA: kakooban qol iyo musqul=$300Bishii Hormarin halsano Kala xiriira taleefanadan 061819...

Hodan · Mogadisho October 18, 2019
500.00 Dollar US$

GURI KIRO AH Shirkada iigad online macaamiisheeda waxa ay u heesa guri kiro ah oo ku yaalo degmada wadajir gaar ahaan agagaarka aadan cadde international airport. Gurigan ayaa ka kooban 5 qol labo musqul iyo hal baakin oo gawaarida raaxada ah qiimaha kirada bishii waa $500. Gurigan hadii aad dooneys...

H-Wadag · Mogadisho October 8, 2019
Free

Guri celis. Gurigaan waa guri jiif iyo fadhi iskugu jira. Waxad ka helaysaa xaafada Buulo xuubeey madino. Kala xariir. +252612922477

Wadajir · Mogadisho September 29, 2019
1600.00 Dollar US$

Guri iib ah oo celis ah waxad ka helaysaa Mogadishu.

Hodan · Mogadisho September 28, 2019
55000.00 Dollar US$

Waxanu idin haynaa guri iiba una dhaw SACADADIIN furniture gurigu waxa uu ka koban yahay 5qol 3 QOL hurdaa 2 QOL fadhi & Cuntada 2 suuli gudaha Dibada qol serfisa kichen store & suuli Dayr leh gaadhi halo Cabirkuna waa (14×17mtr) Qiimahana waa (55000$kun) Fadlan cidii rabta ha nala soo xidhi...

Hargeisa · Hargeisa September 28, 2019
250000.00 Dollar US$

Its located in bole and it has water running, electricity and service

Bole · Adis Ababa September 26, 2019
Free

Gurigaan waa Kiro Qiimihiisuna Macquul yahay. Wuxuuna ku yaal Booska Saddexaad Hotel CityView isla-markaana 30-Talaabo dhanka Midig waxaa kaga beegan Guriga UN Amase Marxuum Maxamed Abshir Walde. Gurigaan Xaga Hoose waa Labo Qol Iyo Fadhi Iyo Musqul, Xaga-sare waa Labo Qol Iyo Fadhi Iyo Labo Musqul....

Garowe · Garowe September 24, 2019
Free

Aqal qalabkiis oo aad u qurux badan waxad ka helaysaa isgoyska banaadir ee dagmada Hodan Mogadishu Somalia. Kala xariir +252615416040

Hodan · Mogadisho September 24, 2019
Free

gurigaan waxa uu ku yaalaa Xaafada ciise cabdi ee dagmada dayniile. guriga cabirkiisu waa 15x20 oo dhex dhis ah qaybta kore waxa uu u diyaarsan yahay in dabaq lasaaro. waana laba jidle wixii faah faahin kala xariir +252615425081/+252615257715

Daynile · Mogadisho September 15, 2019
800.00 Dollar US$

Waxa aanu kuu haynaa fooq kiro ah, ku yaallaa Xaafada Masallaha - Waa 8 qol, kijo, Istoodh iyo 3 Suuli. - Waxa uu leeyahay deyr weyn. - Waxa lagu Kiraynayaa $ 800 - Waa guri biyo leh. Tel: 063-4748152 Tel:063-4123879

Hargeisa · Hargeisa September 11, 2019
75000.00 Dollar US$

GURIGAN WUXUU KU YAAL DEGMADA KARAN, WUXUU UU DHOW YAHAY HOTEL RAMADAN, XAGGA MASJIDKA XAJI DALFAC.WADAD WAA BOOSKA TODOBAD. WUXUU KA KOOBAN YAHAY, 4 QOL OO JIIF AH,FADHI WEEYN,2 BARANDO IYO 2 CAR PARKING igala so xirir talefanadan 00923072049411,0093042276465,00252615757178(XAMAR ABUUKAR)

Karan · Mogadisho September 2, 2019
20000.00 Dollar US$

Waa guri iib ah 24m X20 labo wadoole ah haaf ayaa dhisan qaybnta kalana waa boos banaan banaantahay Tell 00252907743726

Wadajir · Mogadisho August 31, 2019
70000.00 Dollar US$

Waan shan qol oo jiifa ah fadhi Kushiin 3 suuli laba guha ah mid dibada ah, store daarad wayn oo 4 gaadhi aay gelu karan laba barde Xaafda aaay ku yaalan waa isha boorma hargesia Kala xirir milkilaha guriga halkan Umalkhayr abdirhamn ahmed 0634005653 anab husbandkag Hassan abdirhaman omar 0634241520...

N-Hargesa · Hargeisa August 28, 2019
Free

Wa guri cusub oo iib ah Kuna yaala jigjiga yar gaar ahaan gantalaha Wixi fahfahina kalaso xidhidh numberkan 063 4870525

Jijiga yar · Hargeisa August 26, 2019
55000.00 Dollar US$

Waxanu idin haynaa guri iiba oo ku yaala eryada Tima weynta ee dhanka waqooyi ka xigta 150ka Waxa uu ka kooban yahay 5 : qol Cabirka uu ku fadhiyo waa 12×12 Wada hadalna wuu furanyahay Fadlan nala soo xidhiidha ama booqo page ka DILAAL.net

N-Hargesa · Hargeisa August 19, 2019
80.00 Dollar US$

Waxanu idin haynaa guri iiba una dhisan si casriya Waxanu ku yaala xafada isha boorama ee magalada Hargeysa waxa uu ka kooban yahay sudan 5:qol hurdo 1:fadhi & cunto 2:suli gudaha 1:suli dibada Kitchen & store Cabirka : 18×24 Fadlan nala soo xidhiidha ama booqo page ka DILAAL.net

N-Hargesa · Hargeisa August 19, 2019
75000.00 Dollar US$

Waxa uu ka kooban yahay 5:qol hurdo 1:fadhi cunto 2:suli gudaha Kichen & store 1:suli dibada cabirka: 18×20 fadlan nala soo xidhiidh ama booqo page ka DILAAL.net

N-Hargesa · Hargeisa August 19, 2019
80000.00 Dollar US$

Wa Guri iiba oo ku yaala xaafada isha Borama Ee degmada Axmed dhagax wuxuu Ka kooban yahay 5 Qol oo Hurdo 1 fadhi 3 suuli gudaha 1 dibada 1 kitchen 2 barande 1 Store 1 watchman cabirka guriga waa (18×24) Qiimuhu waa 80,000$ kun

Hargeisa · Hargeisa August 13, 2019
75000.00 Dollar US$

Guri iib ah oo ku yaala xaafada jigjigayar 5 qol iyo dayr wayn oo laba gaadhi gali karaan Cabirka 60 by 40 Meel wanaagsan ayuu ku yalaa oo laba wado marayaan jigjigayar roud and xero awr roud ayaa maraya Qiimo jaban saairaad ayaa jirta

Jijiga yar · Hargeisa August 4, 2019
65000.00 Dollar US$

Waxan idiin hayna guri fican oo iib ah oo ka kooban 3 qol oo jiifa , fadhi iyo cunto isku furan. 2 suuli, kijo daarad dhexe oo dedan iyo gaadhi gal. Gurigu wuxu ku yaala xafada 150 ka gaar ahaan agagaarka magaalo ugaaso. Qofkii danaynaya hanagala soo xidhiidho halkan ama WhatsApp number ka 063418059...

Hargeisa · Hargeisa August 3, 2019
12000.00 Dollar US$

Guri iib ah Cabirka dhirirka 20M Cabirka balaca 18M Goobta kismayo farjano, xaafada caafi. Agagaarka Amtel,Hormuud iyo somnet. Qiimaha (Price) 12,000$ ☎️+252613637578 ☎️+252613147757 Salama Market Kismayo

Farjano · Kismayo August 2, 2019
  • 1
Top
Sell