Guri kiro ah

Categories: Houses - Apartments for Rent
Location: Agagaarka Sayadka H-Wadag Mogadisho
Viewed: 196
3.00 Dollar US$
Phone: +252612922240
Published date: November 3, 2019 Modified date: November 3, 2019

Description

#GURI KIRO AH - #Hawl_Wadaag ????????
=============================
Waxaa la hayaa guri dabaq ka kooban 3 Biyaano, kuna yaala agagaarka #Sayidka se Degmada #Hawl_Wadaag. Gaar ahaan, Goob amaankeeda aad loo ilaaliyo. Waa #Dhismo weyn oo aad isticmaali karto #Xafiis ama #Deegaan. Wuxuu ka kooban yahay #9_Qol ???? waa weyn, #Qol fadhi iyo Qado ah ????????????. #7_Musqulo ????, #Kushiin ???? iyo #Parking baabuur ????. #Kirada Bishii waa ???? $3,800.

#Faahfaahin dheeri ah, kala soo xariir xafiiska shirkada #KIROSOM ama wac #WhatsApp ⤵️

☎️ +252 612 922 240| ☎️ +252 612 922 242
???? www.kirosom.com; ???? Info@Kirosom.com

Ama soo booqo Xafiiska Kirosom, Muqdisho

#Kirosom_Hogaanka_Kirada_iyo_Iibka ????????
#Dhismaha_Guryaha_Casriga_ah ????????

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail


    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell