Guri Kiro Ah

Categories: Houses - Apartments for Sale
Location: Wadada Labad H-Wadag Mogadisho
Viewed: 125
500.00 Dollar US$

Name: iigad online

Phone: +252615257715
Published date: October 8, 2019

Description

GURI KIRO AH

Shirkada iigad online macaamiisheeda waxa ay u heesa guri kiro ah oo ku yaalo degmada wadajir gaar ahaan agagaarka aadan cadde international airport.

Gurigan ayaa ka kooban 5 qol labo musqul iyo hal baakin oo gawaarida raaxada ah qiimaha kirada bishii waa $500.

Gurigan hadii aad dooneyso ama aad ogtahay qof rabo la soo xiriir xafiiska Iigad online waxa uu ku yalla Degmada wadajir xaafad buulo xubey gacanta midig ee imperial hotel ama ex dabaqa jallah.

Tel:- +252615257715
E-mail:- goosaar2014@gmail.com

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail


    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell