Dhul Iib Ah

Categories: LAND FOR SALE
Location: Alcadala Huriwa Mogadisho
Viewed: 69
12000.00 Dollar US$

Name: dalal

Phone: +252619003659
Published date: October 2, 2019

Description

BOOS IIB AH

…………..DHUL

Macaamiisheena qaaliga ah, Waxaan idin heynaa dhul iib ah, kuna yaallo Degmada Hiliwaa, xaafadda Al-cadaala, agagaarka ceelka cali gees, dhulkaan cabirkiisu waa 15 x 15mtr, qiimahiisuna waa $12,000, (laba iyo toban kun oo dollar), dhulkaan waa bari ujeed, waxa uuna leeyahay document sax ah, oo ah kii Maxamed Siyaad Barre,

Hadaba hadii aad daneyneysid Fadlan nagala soo xariir
Lambarka gaaban ee ama 0619003659
WhatsApp +252 619003659
Sidoo kale nagu soo booqo xafiiska shirkadda oo ku yaalla suqbacaad
“MAHADSANIDIIN”
Lana wadaag asxaabtaa

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail


    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell