Dhul iib ah

Categories: LAND FOR SALE
Location: Yaqshiid Yaqshid Mogadisho
Viewed: 118
Free

Name: Garad real state

Phone: +25261722431
Published date: January 6, 2020

Description

BOOS IIB AH Ref: - G72/2019

#SHIRKADDA_MAAREEYNTA_HANTIDA_MAGUURTADA_EE_GARSOOR

Shirkadda Garsoor Real Estate Company waxa ay kuu heysaa macaamiil Boos banaan oo iib ah kuna yaallo Degmada yaaqshiid, xaafada suuqa iftin, inta udhaxeyso suuq yaraha iftin iyo suuqa koryeeri, wadada 20-ka waxa uu ka jiraa dhanka galbeed, Cabirkiisuna waa 20 X 15mtr , qiimahiisuna yahay $30,000 (Sodon kun oo dooller) Documentigiisuna waa mid sax ah oo ah kii Siyaad Barre.

Hadaba hadii aad daneyneysid Fadlan nagala soo xariir Lambarka WhatsApp +252617224141
Sidoo kale nagu soo booqo xafiiska shirkadda oo ku yaalla suqbacaad

More information

Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

Send Mail


    Comments

      Leave your comment

      Useful information

      • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
      • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
      • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
      • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

      Related Ads

      Top
      Sell